Waa maxay noloshu? Aas-aaska Biology-ga

Waa maxay nolosha? Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee nolosha iyo sidoo kale doodaha socda ee ku saabsan qeexidda nolosha. Maxay tahay tan lagu tilmaamayo nolosha? Sidee baan u sheegi karnaa in hal shey nool yahay mid kalena uusan ahayn? Dadka intooda badani waxay leeyihiin faham macquul ah oo ku saabsan waxa ay macnaheedu tahay in ay noolaadaan. Si kastaba ha ahaatee, waa wax aad u adag in la yimaado qeexitaan qeexan oo nolosha ah. Sababtan awgeed, qeexitaanno badan oo nolosha ah ayaa ah qeexitaanno shaqeynaya-waxay noo ogolaanayaan in aan kala saarno waxyaabaha nool iyo kuwa aan nooleyn, laakiin maaha inay dhab ahaan nolosha qeexaan. Si aan u kala soocno, waa in aan la imaanaa liiska astaamo ah, sida dabeecad aan caadi aheyn  oo lagu garan karo noolaha nool          Astaamaha Noolaha Biologists waxay aqoonsadeen sifooyinka kala duwan ee dhammaan noolaha nool ee aynu ognahay. Inkasta oo ay jiraan waxyaabo aan kuwa nooleyn muujin karaan s...

Waa maxay Tamar (energy)?



               
           

                                TAMARTA (Energy)




Hadaba intaanan u galin qeexida tamarta iyo waxyaabaha soo hoos gala waxaynu is waydiinaynaa dhawr su.aalod
1) waa maxay tamari?
2) tamar la.aanse shaqo ma laqaban karaa?
3) imisa Nooc oo tamara ayaa Jirta


Marka koowad dhamaanteenba waxaynu u baahanahy Tamar si aynu u awoodno inaanu shaqo qaban karno.

Hadaba`Tamartu waa kartida aynu shaqo ku qaban karno ama ka dhigta shay inuu dhaqaaqo'
shaqo waxa weeyi shay laga qaado meel lana geeyo meel kale.
tamartu waa ay ka duwan tahay matterka
matterku waxa ay ka kooban tahay balse tamartu kama koobno atom

saynisyahankii caankii ee udhashay Engriska sir isac newton ayaa waxa uufahmay tamartu waxa ay tahay aragtisana wuxuu yidhi ( Tamarta lama abuuri kara lamana burburin karo)


Tamarta marka waxa lagu cabiraa halbeega loo yaqaan(joule) oo loogu magac daray ninkii soo saaray
Hadaba bili'aadam hadaynu nahay waxaynu tamarta ka helnaa cuntada aynu cuno
Tusaale ahaan hadii aad tiraahdo tamar aad u sarysa ayaan haystaa taas macnaheedu waa inaad qaban kartid shaqo badan laakinse hadii aad tiraahdo tamartydu way liidata iyadna taas macnaheedu waa inaad qaban karin shaqo aad ubadan
Hadaba sidoo kale tamartu waxay qayb wayn ka qadata nolosheena waana ta ugu muhiimsan xaalad walba nolosheena

                           Noocyada Tamarta


Tamartu waxay leedahay noocyo farabadan oo aan halkan lagu soo koobi karin balse waxaynu wax ka taaban doona kuwa ugu muhiimsan
1) Tamarta iftiinka(light energy) waa tamarta aynu u bahanahy maalin kasta waxana ka mida qoraxda(sun) dabka(fire) iyo guluubka ama laambada aynu shidano(light bulb)
2) Tamarta socodka(kinetic energy) waa tamarta aynu ku tilmano shay kasta oo socda inuu leyahay kinetic energy tusale baabuur socda wuxu ku jira kinetic energy
3) Tamarta joogta(potential energy) tamartana waa shay kasta oo jooga awoodina inuu dhaqaaqo ilaa la dhaqaajiyo maahe Tusaale ahaan dhagax buur dul yaalay ayad so shalwisay deedna marka dhagaxu wuxu isku badalaya kinetic energy xaguu markii hore ka ahaa potential energy
Markas potential energygu ma dhaqaaqo ilaa la dhaqaajiyo maahee hadi la dhaqaajiyana wuxuu isu badalaya kinetic energy
4) Tamarta dhawaqa(sound energy) kuwana waxa ka mida samicadaha(loudspeaker)

Comments

  1. Mahadsanid masuul waad noo faaideysay wll

    ReplyDelete
  2. 𝑫𝒂'𝒚𝒂𝒓𝒕𝒂 𝒔𝒐𝒐 𝒌𝒂𝒄𝒂𝒚𝒔𝒂 𝒊𝒏 𝒂𝒇 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒙 𝒍𝒂𝒈𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒐 𝒂𝒚𝒂 𝒍𝒐𝒐 𝒃𝒂𝒂𝒉𝒂𝒏𝒚𝒆𝒚 , 𝒔𝒊 𝒂𝒚 𝒖 𝒇𝒂𝒉𝒎𝒂𝒂𝒏 𝒍𝒖𝒖𝒒𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒖𝒏𝒂 𝒖 𝒉𝒐𝒓𝒎𝒂𝒓𝒕𝒐.

    ReplyDelete
  3. luqadeenu aad ayay muhiim noogu tahay wax badan ayaan ku fahmikarnaa waad ku mahadsantahay walal.....🙂

    ReplyDelete

Post a Comment