Waa maxay noloshu? Aas-aaska Biology-ga

Waa maxay nolosha? Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee nolosha iyo sidoo kale doodaha socda ee ku saabsan qeexidda nolosha. Maxay tahay tan lagu tilmaamayo nolosha? Sidee baan u sheegi karnaa in hal shey nool yahay mid kalena uusan ahayn? Dadka intooda badani waxay leeyihiin faham macquul ah oo ku saabsan waxa ay macnaheedu tahay in ay noolaadaan. Si kastaba ha ahaatee, waa wax aad u adag in la yimaado qeexitaan qeexan oo nolosha ah. Sababtan awgeed, qeexitaanno badan oo nolosha ah ayaa ah qeexitaanno shaqeynaya-waxay noo ogolaanayaan in aan kala saarno waxyaabaha nool iyo kuwa aan nooleyn, laakiin maaha inay dhab ahaan nolosha qeexaan. Si aan u kala soocno, waa in aan la imaanaa liiska astaamo ah, sida dabeecad aan caadi aheyn  oo lagu garan karo noolaha nool          Astaamaha Noolaha Biologists waxay aqoonsadeen sifooyinka kala duwan ee dhammaan noolaha nool ee aynu ognahay. Inkasta oo ay jiraan waxyaabo aan kuwa nooleyn muujin karaan s...

Waa maxay Computer Science?


Horudhaca Computer Science-ka:



Computer science waa mowduuc aad u weyn oo leh laamo badan. Aqoonyahannada computer-ku waxay abuuraan software cusub, xalliyaan dhibaatooyinka computer-ka waxayna ka fikiraan horumarinta siyaabo kala duwan oo loo isticmaalo tiknoolajiyada

Laakiin, wax kasta oo ay qabtaan, dhammaan saynisyahannada kombiyuutarku waxay ku tiirsan yihiin computational thinking  'fikirka kombutarka'.  Adaba

Waa maxay Computational thinking?

Computational thinking (fikirka-kombutarlaha ah) wuxuu la xiriiraa  eegida dhibaatada iyo ka shaqeynta habka kombuyuutarku u awoodo inuu kaa caawiyo xalinteeda. Si taas loo sameeyo, waxaad u baahan tahay inaad fahamto sida kumbuyuutarku macluumaadka u hirgeliyo.
Waxaa laga yaabaa inaad isticmaasho computational thinking , lakiin ma ogaan kartid. Haddii aad hesho khalad oo aad qorsheyso xalka, waxaad isticmaalaysaa computational thinking.

Isticmaal-ka Computational thinking

A programmer, coder ama software engineer waa qof ka qaabeeya ee sameeya computer programs (barnaamijyada kombiyuutarka). Waxay isticmaali karaan hal nooc oo ah luuqad kombuyuutar ama kuwo badan. Waxay isticmaalaan computational thinking waqti kaste.

Programmers waa mufakiriin iyo mushkilad xaliyayaal . Waxay eegaan dhibaatooyinka waxayna isku dayaan inay la yimaadaan fikrado kala duwan oo lagu xaliyo.

Waxaa inta badan jira habab badan oo lagu xalliyo dhibaatada. Coders(qaabeeye) waxay isku dayayaan inay helaan habka ugu waxtarka badan. Tani waxay macnaheedu noqon kartaa helitaanka xalka dhibaatada u baahan talaabooyinka ugu yar.


Wax badan ka ogow qaar ka mid ah shaqooyinka u baahan computational thinking.
waxa ka mida websiteyada, Robotics(aalad laga shaqeeyay) IT systems dhamaan kama maar maan computational thinking






Waa maxay computer technology?

Teknoolajiyada kombuter saynisku soo saaro ayaa dhamaanten nagu xeeran.Ka feker dhamaan tiknoolajiyada aad isticmasho maalinkaste:


  • Tablet ka aad ka daawanysid videoga waa la soo paragoraamiyey(programmed).
  • Baabuurtu waxay leeyihiin injiin la soo paragoraamiyey
  • Tvga aad daawanysid waa la soo paragoraamiyey
  • Mobile-ka aad isticmaalaysid hada waa la soo baragoraamiyey ama la soo qorsheeyey suu ushaqaynayo.
 Dheeraad;

Tiknoolajiyada ayaa si joogta ah u horumaraysa, dadkuna marwalba waxay ka shaqeeyaan siyaabo cusub oo waxtar leh oo loo adeegsado.Kuwaas waxaa ka mid ah casriyeynta qalabka sida tiknoolajiyada la isticmaali karo sida saacadaha casriga ah, hababka cusub ee isdhexgalka iyo software cusub sida aqoonsiga codka, tarjumaadda mashiinka iyo saadaalinta.

Comments

Post a Comment