Waa maxay noloshu? Aas-aaska Biology-ga

Waa maxay nolosha? Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee nolosha iyo sidoo kale doodaha socda ee ku saabsan qeexidda nolosha. Maxay tahay tan lagu tilmaamayo nolosha? Sidee baan u sheegi karnaa in hal shey nool yahay mid kalena uusan ahayn? Dadka intooda badani waxay leeyihiin faham macquul ah oo ku saabsan waxa ay macnaheedu tahay in ay noolaadaan. Si kastaba ha ahaatee, waa wax aad u adag in la yimaado qeexitaan qeexan oo nolosha ah. Sababtan awgeed, qeexitaanno badan oo nolosha ah ayaa ah qeexitaanno shaqeynaya-waxay noo ogolaanayaan in aan kala saarno waxyaabaha nool iyo kuwa aan nooleyn, laakiin maaha inay dhab ahaan nolosha qeexaan. Si aan u kala soocno, waa in aan la imaanaa liiska astaamo ah, sida dabeecad aan caadi aheyn  oo lagu garan karo noolaha nool          Astaamaha Noolaha Biologists waxay aqoonsadeen sifooyinka kala duwan ee dhammaan noolaha nool ee aynu ognahay. Inkasta oo ay jiraan waxyaabo aan kuwa nooleyn muujin karaan s...

Light (Ilays ama iftiinka) Baro




Horudhac



                             Light (Ilays)



Waa maxay light ( iftiinku)?
























Iftiinku waa  wakiilka dabiiciga ah ee noo suurto galiya inaan wax aragno
waana qayb ka mid ah elektaromegnatiga.



Ilaha Laga Helo Ilays-ka

Qorraxda, dabka iyo nalalka waa dhammaan ilaha iftiinka. Muraayadaha iyo walxaha kale waxay falaadh celiyaan iftiinka. Ma sameeyaan iftiin ukhaas ah.



Ilays (Light) sidaad u taqaanba waaka inoo suuragaliya inàanu wax ku aragno indhaheena wax walba oo aan u baahano Hadaba si kale hadanu u dhigno ilaysku sidoo kale waa hab inoo sahla inaanu wax ku aragno indhaheena kaliya markuu meesha yimaado waxa loo yaqaan Reflection of light(ilays noqod) indhaheenuna waxay wax arkan marku imado refleclion of light
Tusaale ahaan qoraxda ilayskeedu marka uu ku dhacdo meel gidaar ah
Gidaarkaas ilayski ka soo noqday aya indhaheena ku dhacaya deedna markaas ayay indhaheena wa
x ku arki karayna ogowna reflection la.aana wax manu aragneen
Hadaba ma iswaydisay su.aashan maxaynu wax u arki laanahay habeenkii meelaha mugdiga ah waliba inakoo indhaheenu furan yihiin?
Si aynu uga jawabno su.aasha ayaa ah inaanu isla fahansanahy ilays noqod inanu wax ku arki karno kaliya  hadaba haday saas tahay
Habeen ma jiraan wax qorax ah ama ilays ah toona meeshana ma imanayo ilays noqodki waayo ilays noqod wuxu meesha iman kara markay jirto qoraxdu
Hadaba ila eeg cajaa.ibkan isha bili.aadamku wax ma arki karto ilays la.aaan
Waayo inaanu wax argnaba waxa inaga caawiya ilayska kaliya
Ee lkn indhaheenu meesha ay iskaga yaalan ilays la.aana aanu waxba aragneen inakoo macal indhahaagu furan yihiin
Hadaba waa maxay faa.iidada u leeyahay ilaysku
Ugu horyn ma aaminsan tahay ilays la.aan inay jirteen wax nolol ah dhulka dushiisa? May ma jirteen wax nolol ah
Waayo tusaale yaashan baanu iskula fahmayna
*dhirta cagaaran ma baxdeen mana soo sii dayseen oxygen
*xayawaanada ku tiirsan inay dhirta cunto ka helaan gaajo ayay u dhiman lahaayeen sabobto ah dhir ay daaqan lee jirinba
Dhirtuna inay kobacdo waxay ku xidhan tahay inay hesho iftiin

Comments