Waa maxay noloshu? Aas-aaska Biology-ga

Waa maxay nolosha? Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee nolosha iyo sidoo kale doodaha socda ee ku saabsan qeexidda nolosha. Maxay tahay tan lagu tilmaamayo nolosha? Sidee baan u sheegi karnaa in hal shey nool yahay mid kalena uusan ahayn? Dadka intooda badani waxay leeyihiin faham macquul ah oo ku saabsan waxa ay macnaheedu tahay in ay noolaadaan. Si kastaba ha ahaatee, waa wax aad u adag in la yimaado qeexitaan qeexan oo nolosha ah. Sababtan awgeed, qeexitaanno badan oo nolosha ah ayaa ah qeexitaanno shaqeynaya-waxay noo ogolaanayaan in aan kala saarno waxyaabaha nool iyo kuwa aan nooleyn, laakiin maaha inay dhab ahaan nolosha qeexaan. Si aan u kala soocno, waa in aan la imaanaa liiska astaamo ah, sida dabeecad aan caadi aheyn  oo lagu garan karo noolaha nool          Astaamaha Noolaha Biologists waxay aqoonsadeen sifooyinka kala duwan ee dhammaan noolaha nool ee aynu ognahay. Inkasta oo ay jiraan waxyaabo aan kuwa nooleyn muujin karaan s...

Jihoolayaal (Vectors)




                        Jihoolayaal (vectors)




          waa kuwama jihoolayashu?
          waa maxayse jihoole?


                                    Vectors (jiholayal)


  # waxa lagu qeexaa jihoolayasha inay leeyihiin jiho iyo cabbir labbadaba.
Jihoolayashu waa kuwa la yaqaano jihadoda iyo qiyaastoda 

Tusaale;

Force-ka waxa lagu qeexa inuu yahay jiidid ama riixid,
Hadii aad wax  riixdid waynu naqanaa jihadaan uriixnay iyo intaan riixnay.
hadaa wax soo jiidana waynu naqaana dhinacad usoo jiiday iyo qiyaastad soo jiiday.

Tusaale 2ad; 

Masafada oo loo aqaano markay jihoole tahay Displacement ayaa sheegaysa jihadaad u safartay iyo qiyaasta 45km oo galbeeda ayey kaa xigtaa casimadu ayaa lagu dhahay, markaa waad taqanaa jihada iyo qiyaasta kaasi waxaa la idhaahdaa jihoole (vector)


waxay ka koobanyihiin dhowr ama loo aqaanaa jihoolayal(vectors) waxa ka mida;
Labada xaga sare ku soo sheegnay iyo

Velocity oo ah xawaare jiho leh ama jihadiisa la aqaano
accelaration oo ah isbedelka xawaraha hal daqiiqad gudaheed 


Marka ay jihoole yihiin iyo markii ay jihalaawe yihiin si kala duwan ayaan  uxisabinaa ama uga shaqaynaa sida speed & velocity (xaware) iyo distance & displacement (masafad)



Mahadsantihiin intas ayuu noogu eegyahay cashirkan







Comments