Waa maxay noloshu? Aas-aaska Biology-ga

Waa maxay nolosha? Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee nolosha iyo sidoo kale doodaha socda ee ku saabsan qeexidda nolosha. Maxay tahay tan lagu tilmaamayo nolosha? Sidee baan u sheegi karnaa in hal shey nool yahay mid kalena uusan ahayn? Dadka intooda badani waxay leeyihiin faham macquul ah oo ku saabsan waxa ay macnaheedu tahay in ay noolaadaan. Si kastaba ha ahaatee, waa wax aad u adag in la yimaado qeexitaan qeexan oo nolosha ah. Sababtan awgeed, qeexitaanno badan oo nolosha ah ayaa ah qeexitaanno shaqeynaya-waxay noo ogolaanayaan in aan kala saarno waxyaabaha nool iyo kuwa aan nooleyn, laakiin maaha inay dhab ahaan nolosha qeexaan. Si aan u kala soocno, waa in aan la imaanaa liiska astaamo ah, sida dabeecad aan caadi aheyn  oo lagu garan karo noolaha nool          Astaamaha Noolaha Biologists waxay aqoonsadeen sifooyinka kala duwan ee dhammaan noolaha nool ee aynu ognahay. Inkasta oo ay jiraan waxyaabo aan kuwa nooleyn muujin karaan s...

Intro History (taariikhda)



Hordhaca Taariikhda;


Taariikhdu (history) waa barashada  dhacdo hore oo lagu soo bandhigay qoraal.

tariikhda dhacday ka hor  intuu jirin qoraalku waxaa la idhaahdaa prehistory.

Dadka qora tariikhda waxa loo yaqaanaa historians(taariikhyahano)


Taariikhda waxan ku baran doonaa taariikhda islamka, Ta dunida iyo Tariikhda Somalida.




Markaan ka hadlayno taariikhda dunida waxa inta badan laga hadlaa  dagaalkii labaad ee dunida balse dunida oodhan ma ahayn ee wadano khaas ah ayaa isdagaalayey markaanu ka hadlayno taariikhda islamka waxan kaga hadli doonaa bilow ilaa hada waxan kaloo diirada saari doonaa taariikhda dadka somalida.

Waxan isku dayaynaa inaan ka saarno jahliga dadka somalida anagoo dhiiri galinayna oo adeegsanayna taariikhda dadka africanka ah caqliga ayaa laga gumaystay balse ma ogsoono inay dunida ugu soo horeeyeen oo ay yihiin dad waligoodba soo jiray


waxad nagala soconaysaan tariikh xiriir ah oo kuu kordhinaysa cilmigaga


ku xirnow blogan fadlan jazakumulaah

Comments