Waa maxay noloshu? Aas-aaska Biology-ga

Waa maxay nolosha? Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee nolosha iyo sidoo kale doodaha socda ee ku saabsan qeexidda nolosha. Maxay tahay tan lagu tilmaamayo nolosha? Sidee baan u sheegi karnaa in hal shey nool yahay mid kalena uusan ahayn? Dadka intooda badani waxay leeyihiin faham macquul ah oo ku saabsan waxa ay macnaheedu tahay in ay noolaadaan. Si kastaba ha ahaatee, waa wax aad u adag in la yimaado qeexitaan qeexan oo nolosha ah. Sababtan awgeed, qeexitaanno badan oo nolosha ah ayaa ah qeexitaanno shaqeynaya-waxay noo ogolaanayaan in aan kala saarno waxyaabaha nool iyo kuwa aan nooleyn, laakiin maaha inay dhab ahaan nolosha qeexaan. Si aan u kala soocno, waa in aan la imaanaa liiska astaamo ah, sida dabeecad aan caadi aheyn  oo lagu garan karo noolaha nool          Astaamaha Noolaha Biologists waxay aqoonsadeen sifooyinka kala duwan ee dhammaan noolaha nool ee aynu ognahay. Inkasta oo ay jiraan waxyaabo aan kuwa nooleyn muujin karaan s...

Xawaaraha iyo Sheelaraynta (speed & acceleration)




Xawaaraha iyo Sheelaraynta (speed & acceleration)

Marka aynu ka hadalno xawaaraha, waxaan ka hadli karnaa labo waxyaabood oo kala duwan:

Celceliska xawaraha (average speed) - xawaaraha shay lagu qiyaasay safarka oo dhan
xawaare horaanta ah(instantaneous speed) - xawaaraha inta uhoreysa uun la cabbiray
     


                                 CELCELISKA XAWARAHA  

Celceliska xawaraha  waxaa lagu qeexay  xisaab ahaan :


Equation: average,speed = frac{{total,distance,travelled}}{{total,time,taken}}




                                                       wadarta guud ee socdaalka (ws)
Celceliska xawaraha (Cx) =         _______________________

                                                        wadarta guud ee waqtiga(ww)


Xawaaraha celceliska waxaa lagu qiyaasaa mitir halkii daqiiqaba (ms-1)


                         XAWARAHA HORAANTA AH



Xawaaraha horaanta ah waa xawaaraha sheyga marxalad khaas ah waqtigeeda. 

Xawaaraha horaanta ah ee walaxda ayaa la xisaabin karaa haddii aynu ognahay masafada socdaalka waqti aad u gaaban

Equation: speed = frac{distance}{time}


Xawaaraha horaanta ah waxaa lagu qiyaasaa mitir halkii daqiiqaba 

An object is travelling at a steady or constant speed when its instantaneous speed has the same value throughout its journey. For example, if a car is travelling at a constant speed the reading on the car's speedometer does not change. The speedometer reads the speed of the car at each moment in time throughout the car's journey. In cases like this, where the motion involves constant speed, the instantaneous speed of the object can be worked out using the relationship:














Comments